Kiiska weriye Khashoggi maxkamadayntiisa yaa xaq u leg

0
189 views
Kiiska weriye Khashoggi maxkamadayntiisa yaa xaq u leg

Kiiska weriye Khashoggi maxkamadayntiisa yaa xaq u leg

Qolooyinka shuruucda caalamiga ah dhigatay waxa u yaal kiiska cusub ee Weriyaha Sucuudiga ah ee Safaaradda Sucuudugu ku leeyahay Istanbul, Turkiga, lagu qashay.

Madaxweynaha Turkigu, Erdogan waxa uu sheegay in aan kiiskaas laga hadhay ilaa inta macluumaad dhab ah laga helaayo, kadibna ay samayn doonaan wixii dharcigooda iyo shuruucda caalamiga ah ka dhigayaan.

Waxa uu boqorka Sucuudiga Ka codsaday in 18 eedaysane Turkiga gacanta loo soo geliyo, maadaama falku ka dhacay Istaanbul. Waxa kale oo jira shirkad (cooperqtion) Turkey ah oon magaceeda la sheegin laakiin lagu eedaynayo in ay maydka iyo cadaymo badan baabiisay.

Haddaba marka la eego shuruucda caalamiga ah gaar ahaan dambiyada xarumaha dibloomaasiyadeed lagu galo kiiskan xalkiisu muxuu noqonayaa?

Suxufi Ibraahim Khadar

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.