Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Afaafka Madaarka Muqdisho

0
612 views
Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Afaafka Madaarka Muqdisho

Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Afaafka Madaarka Muqdisho

Qarax ismiidaamin ah ayaa abaaro salaadii Jimcaha ee maanta ka dhacay KM4 gaar ahaan Koontaroolka ku dhaw xarunta shirkadda Sahal waddada gasha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo nuuciisa lagu sheegay in loo adeegsaday gaadhi wax-yaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxa uu si gaar ah uga dhacay Barta-Kontorool ee ciidamada nabad Sugidda ay ku leeyihiin halkaa.

Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in qaraxa loo adeegsaday  NOAH oo uu kaxeynayay nin isa soo miidaamiyay.

 

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.