kaftanka maanta , Sirta guusha : A.Nuur Garuuje

1
4 views

Nin odaya oo ka tirsanaan jiray ciidankii xooga dalka soomaaliyeed ayaa maalin sheeko cajiiba nooga sheekeeyay,waxaanu yidhi :- 1977 Dagaalkii Soomaliya iyo Itoobiya , anagoo joogna meel Diredhabe ka sokaysa ,ayaa Janaralaal Caydiid oo noo madaxi noogu yeedhay dhawr nin oo isaaqa , markaasuu yidhi , berri subaxa waxayu filaynaa dagaal , markaa waxaan u baahanahay nin Araba oo xabada ugu horaysa inoo rida , arabka ayaa ku nasiib badane , sidii baanu yeelay , ilaa dagaalki dhamaadayna maalina nalagama guulasayn .

markaa maanta Axsaabta tartamaysa , xisbigii Bali-gubadla codkiisa hela ayuun baa guulaysanaya .

waa halkii ninkii jiraye , ina sanwaynana u gee .

Comments

comments

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here