Kaftanka Caawa.

0
176 views

Kaftanka Caawa.

Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Mohamed Ali Bile oo kamid ahaa farsamayaqaanadii ugu waaweynaa ee ku guulaystay, farshaxanimadii uu Madaxweyne Biixi, kusoo baxay ayaa beryahaaba waxaa ka guurtay farxadii lagumana hayo fagaarayaasha kaftanka, kadib kolkii Qasriga koox yar yari kaga dikatay, waxaana u baxaysa sidda la sheegay heestan:

Markuu Ubixii is-gaadhay
Markii aan Abaal sugaayey
Maxaa Uur-xumada keenay

Ilowsho dhoweey hadaad
ujeedo xinkaa u guuxday

Abaal-daranneey nabsaa
Dhexdeenan ka ooganoo

Wuxuun bay cuquubo raacdee
Anigu kaa aarsan maayee
Illaah baan talada saartay.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.