Jaamacada kaliya ee haweenay hogaamiso ee qalinjabinteedii loo cidleeyey

0
691 views
Jaamacada kaliya ee haweenay hogaamiso ee qalinjabinteedii loo cidleeyey

Jaamacada kaliya ee haweenay hogaamiso ee qalinjabinteedii loo cidleeyey
Madaxweynaha ama madaxweyne ku xigeenku jaamacad kasta oo Hargeysa ku taala midkood baa ka soo qaybgalla, maanta Admas waxa ka soo qaybgallay madaxweyne ku xigeenka iyo wasiiro, Golis sidoo kale, Addis Ababa university Saylici wuu ka qaybgallay, nasiib daro jaamacada kaliya ee haweenay gudoomiye ka tahay ayaanay midkoodna ka qaybgalay.

Jaamacada Rift Valley waxa gudoomiye ka ah Ifraax Axmed Aadan, waana jaamacada kaliya ee ee Hargeysa ku taal ee Madaxweyne ama madaxweyne ku xigeen kala qaybgalin xafladii qalinjabinteeda, waxa kala qaybgallay wasiirku xigeenka caafimaadka iyo wasiir ku xigeenka waxbarashadda xiitaa wasiir buuxa muu iman, waxa kale oo ka soo qaybgalay gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.
Ururaddii haweenka ee xeerka kufsiga u doodi jirey maxay ugu doodi waayeen sababta haweenaydaas loo niyad jabaiyey ee jaamacadihii raggu hogaaminayeen looga wada qaybgallay ee loo waynayey ee iyada loo weynayn waayey.
Qolooyinkii gander balance u doodi jirey arrintaasi ha cambaareeyaan.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.