Itooobiya Oo Duqaysay Jabhadda Oromada

0
281 views
Itoobiya Oo Raadinaysa Madaxii Sirdoonka

Itooobiya Oo Duqaysay Jabhadda Oromada Ciidamada Cirka ee Itoobiya ayaa duqaymo ka bilaabay degaanno ka mid ah dhulka Oromada oo ay hawl gallo ka fuliyaan jabhadda hubaysan ee OLF ee xorriyadda Oromada u dhaqdhaqaaqda.

Sida uu ku warramayo wargeyska Addis Standard waxay ciidanka Federaalku duqaynta ka bilaabeen aagga Qellem Wellega ee galbeedka Gobolka Oromada.

Waxa arrintani daba socota Jabhadda OLF oo jabsaday laba bangi kuwaas oo la sheegay in ay maamulkooda iyo shaqaalahoodaba afduubteen.
Source: Addis Standard
Degdeg: OLF Oo Dhacay Bangiyo Itoobiya Ah

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.