Itoobiya Oo Amakaag Ka Qaaday Injineerkii Dhisayay Dhaamka GERD Oo Maydkiisa Addis Laga Helay

0
1,261 views
Itoobiya Oo Amakaag Ka Qaaday Injineerkii Dhisayay Dhaamka GERD Oo Maydkiisa Addis Laga Helay

Itoobiya Oo Amakaag Ka Qaaday Injineerkii Dhisayay Dhaamka GERD Oo Maydkiisa Addis Laga Helay

Addis Ababa(Sayruuq) Eng Simegnew Bekele oo ahaa maareeyaha guud ee dhisayay dhaamka weyn ee Itoobiya ayaa si lama filaan ah saaka maydkiisa looga helay gaadhigiisa dhexdiisa gudaha magaalada Addis Ababa.

Ilaa hadda wax war ah kama soo bixin sababta dhimashadiisa laakiin, booliska ayaa laga soo xigtay in cisbitaal loo qaaday si baadhitaan loogu sameeyo asbaabaha uu u dhintay.

Bulshada Itoobiya oo baraha bulshada kaga dareen celinaysa ayaa arrintan ku macnaysay amakaag, murugo iyo mid aan la rumaysan Karin.

Dhaamka Itoobiya dhisayso ayaa muran siyaasadeed ka dhex abuuray dalalka Gobolka siiba Masar iyo Itoobiya. Masar oo si weyn ugu tiirsan biyaha Wabiga Nile ayaa diidan in la dhiso dhaamkan oo dhaawacaya biyaha ay ka helaan Wabiga Nile-ka

Itoobiya Oo Amakaag Ka Qaaday Injineerkii Dhisayay Dhaamka GERD Oo Maydkiisa Addis Laga Helay

Ethiopia, Sudan keen to strengthen bilateral relations

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.