Ismaaciil Hure Buubaa Oo Ka Hadlay Dagaalka Tuka-Raq

0
329 views

“Lama arag wax baarlaman isku sheega oo baarlamaanka maanta somaliland oo kala ah caalamka dee ma jiro waa wax lalal yaabo! shan sannadood ayaa la doortay maanta inteey fadhiyeen toban iyo wax ka badan,waa dhow waxay odhan doonaan annaga iska fadhiyayna oo nalama badali karo”

Hargeysa(Sayruuq)- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadalay dagaalka Tuka-Raq ee ka Socday gobalka Sool ee udhaxeeya ciidamadda somaliland iyo maamulka Puntland.

Siyaasi Buubaa ayaa sheegay in Puntland ictiraafto somaliland inuu yahay qaran jirra oo shaqeynaya ooo ka kooban dadweynaha somaliland oo dhan oo bari iyo galbeed ,islamarkaan aqoonsato xuduudkii labadda dhinac ka yaala ee Ingriiskii ,sido kale waxaa uu tibaaxay siyaasagan in labadda shacab walaalo yihiin taasina wanaagsantahay in labadda daraf xidhiidh wanaagsan yeeshaan.

Geesta kale Ismaaciil Buubaa ayaa ka hadlay cilaaqaadka somaliland iyo imaaraadka u dhaxeeya iyo waliba arrinta saxaafadda somaliland iyo kaalinta saxaafadda madaxa banaan ku leedahay dimiquraadiyadda.

Hoos ka daawo muqaalkan oo dhamaystiran.


Sayruuqnews.com

Xafiiska Hargeysa

contact@sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.