Ingiriiska Oo Ergay U Soo Magacaabay Somaliland

0
Ingiriiska Oo Ergay U Soo Magacaabay Somaliland

Ingiriiska Oo Ergay U Soo Magacaabay Somaliland
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo oo jooga dalka Ingiriiska ayaa sheegay in uu kulan la qaatay masuul cusub oo dawladda Ingiriisku u soo magacowday Somaliland oo fadhigiisu noqonayo magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya.

Waxa hadal hayn badan dhaliyay maalmihii u dambeeyay wasiirka gaashaandhigga Ingiriiska oo yimid Somaliland kaas oo la sheegay in Soomaaliya cabasho uga gudbinayso dawladda UK.

UK Oo Russia&UAE Kula Biirtay Danaynta Saldhig Militari
Somaliland Oo UN-ta Wakiil Ka Doonaysa

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.