” In Loo Gurmado Dadka Ay Abaaruhu Ku Dhufteen Waa Waajib Sharci Ah , Lakiin Waa In Ay Xukuumadu Guddidaas Ka Saartaa .. ” Sheekh Aadan Siiro

0
8

Hargeysa (Sayruuq)- Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland waxaa uu ka Hadley qaadhan uruurintii lagu bedelay xuska maalinta 18 May , waxaana uu sheegay in ay arintaasi aheyd mid waajib inagu ah isla markaana uu taagersan yahay.

 

Sidoo kale Sheekh Aadan Siiro ayaa waxaa uu xukuumada ugu baaqay in aaney guddidaas ku darin isla markaana ay ka reebto dad uu sheegay in ay ku calaamadsan yahiin in xoolihii iyo hantidii umada ka dhexeysay ay kaligood qaateen oo ay meel dhigteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here