Imtaxaankii Shahaadiga Ahaa Ee Somaliland Oo Iminka Lagu Dhawaaqey Iyo Iskuulada Kaalmaha Hore Galay .

0
11

Hargeysa (sayruuq):- Waxaa Goor Dhaweyd si rasmi ah loogu dhawaaqey natiijada Imtaxaanadii Shahaadiga ahaa ee fasaalada Sideedaad iyo Afraad ee dugsiyada sare ee Somaliland .

Imataxaanadan ayaa cel celis ahaan waxaa Kaalmaha Ugu Badan Galay Iskuulka SOS ee magaalada Sheekh ku yaala

Sidoo kale Waxaa kaalinta koowaad ee Ardeyda reer Somaliland oo dhan galay ardey dhigta Iskuulka Nuradiin ee magaalada Hargeysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here