Imaaraadka Oo Aqbalay Baasaboorka Somaliland Shuruudna Ku Xidhay

0
3,007 views
Imaaraadka Oo Aqbalay Baasaboorka Somaliland Shuruudna Ku Xidhay

Imaaraadka Oo Aqbalay Baasaboorka Somaliland Shuruudna Ku Xidhay

Dowlada Imaraatka Carabta ayaa aqbashay baasaaboorka Somaliland balse waxa ay codsadeen in baasaaboorka Somaliland laga dhigo mid casri ah E-Passport sida uu sheegay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ku sugan Dubai.

Mudada uu socda qorshaha Somaliland baasaaboorkeeda ku casriyeynayso waxaa dalka imaraatka lagu tagidoonaa kan hada la isticmaalo sida uu sheegay Faysal Cali Waraabe.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here