Iiraan Oo Hawlgal Qarsoodi Ah Ka Fulisay Soomaaliya

0
1,258 views
Iiraan Oo Hawlgal Qarsoodi Ah Ka Fulisay Soomaaliya

Iiraan Oo Hawlgal Qarsoodi Ah Ka Fulisay Soomaaliya

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dalka Iiraan oo kaashanaya sirdoonkooda ayaa hawlgal qarsoodi ah ka fuliyay gudaha Soomaaliya, islamarkaana ku soo furtay afar qof oo ay haysteen Budhcad Badeed.

Kalluumaysatada la soo badbaadiyay waxa lagu sheegay kuwo sanadkii 2015 laga afduubtay badaha caalamiga ah.

“Hay’addaha sirdoonka Iiraan waxay ku guulaysteen badbaadinta Kalluumaysato iyada oo loo maray hawlgal qorshaysan oo sirdoon waxaana dib loogu soo celiyay dalkooda,” Sidaas ayaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay sirdoonka Iiraan.

Hase ahaatee tafaasiil lagama hayo wakhtiga uu dhacay hawlgalka, goobta uu ka dhacay iyo khasaaraha ka dhashay.

Source: Iran special ops forces rescue hostages in Somalia

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.