Ibraahin Iidle Oo Ku Gacansaydhay Xil Ka Qaadista Farmaajo

0
902 views
Ibraahin Iidle Oo Ku Gacansaydhay Xil Ka Qaadista Farmaajo

Ibraahin Iidle Oo Ku Gacansaydhay Xil Ka Qaadista Farmaajo

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya Ibraahin Iidle Saleebaan ayaa sheegay in ay sharci darro tahay xil ka qaadista madaxweyne Farmaajo shalay ku sameeyay, islamarkaana uu isagu yahay guddoomiyaha sharciga ah ee maxkamadda sare.

Waxa uu sheegay in aan jid sharci ah loo marin isaga oo deedafeeyay eedaha madaxweyne Farmaajo u jeediyay ee ah in garsoorka iyo bulshadu ka soo cabatay.

HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSIGA IBRAAHIN IIDLE SALEEBAAN

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.