Hoos U Dhac Weyn Ku Yimid Waxbrashada Dowladda+Daryeel La’aan ka muuqata dugisa cabdi iidaan

0
323 views
Hoos U Dhac Weyn Ku Yimid Waxbrashada Dowladda+Daryeel La'aan ka muuqata dugisa cabdi iidaan

Hoos U Dhac Weyn Ku Yimid Waxbrashada Dowladda+Daryeel La’aan ka muuqata dugisa cabdi iidaan
Hargeysa(Sayruuq)- Tan iyo intii uu xilka wasiirka la wareegay ama madaxweynaha Jamhuuriyadda somaliland Md Muuse Biixi Cabdi u Magaacabay xilka wasiirinmo wasiir Faratoon oo hore u ahaan jiray wasiirka Arrimaha gudaha xukuumaddai Siilaanyo ayaa waxaa isa soo tarayaa dhawaaqa iyo dhiiladda ka aloosan Dugsiyidii dowladda oo tayadii taciintu hoos u dhac weyn ku yimid iyado geesta kalena Iskuuladda gaarka loo leeyahayna ay aqoonti iyo taydii isku barkadeen.
muuqaalkan aan maanta idiinka soo duubna dugsiga dawliga ah ee cabdi iidan oo ah dugsi hoose dhexe ayaa waalidiinta iyo maamulaha iskuulkuba walaac weyn ka muujiyeen waxbrashadii iyo daryeelkii dugsiga oo hoos usii liigaya kuwaaso dayrka oo dumay ardaydii oo fasaladii ku yaraadeen iyo waliba aradayda oo dugsiyo kale u badashaa ay khatar weyn ku hayaan sii socdka dugsigaasi
muuqalka warkan hoos ka daawo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.