Haweenay U Geeriyootay Sabab Sixiroole.

0
746 views
Haweenay U Geeriyootay Sabab Sixiroole.

Haweenay U Geeriyootay Sabab Sixiroole.Gabadhan oo Qaniinay Mas Ayaa Sixiroole kula Taliyey Inay Xaar Lood Lagu Aaso.

Mumbia(Sayruuq) dhacdo layaab leh ayaa ka dhacday tuulo Hindiya ku taala taasi oo Hawaanay u dhaltay deegaankaasi  u naf weyday tallo xummo uu siiyey sixiroole Haweenadan ayaa kadib markii mas qaniinay ninkeed u tagay sixiirlaha tuuladood kaasi uu ku booriyey in xaar lo`aad lagu aaso.tuuladan oo xoog looa tixgaliyo caadooyinka iyo sixirka ayaa haweenadaysaa u naf baxday naqaska oo ku dhagay aawadeed.

Haweenay U Geeriyootay Sabab Sixiroole.
Sixiroolihii oo Xaar Loaad ku dul tuulaya haweenaydii uu Masku Qaniinay

Dandar oo aheyd 35jir ayaa xaabo soo uruursanaysa si ay cunto ugu karsto halkaasi oo uu mas ku qaniinay.kadib markii lala soo cararay waxay dadka deegaanku u soo daawasho tageen gabadhan oo lagu dul tuulayay xaarka lo`ada balse saacad ka dib ayay naftu ka tagtay, halkaasi oo ninkeedu ku cataabay inuu u haystay inay arrintan ku bogsanayso isla markaana uu qaatay khuraafaadkii sixiroolahaa .

Injineer Hindi Ah Oo Hargeysa Ku Islaamay

Haweenay U Geeriyootay Sabab Sixiroole.
Ninkii Qabay Gabadha dhacdan u geeriyootay

Dalka Hindiya ayaa xoog looga tixgaliyaa caadooyinka la yaabka leh iyo khuraafaadka ay aaminsanyihiin sixiroolayaasha .


Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.