Hargeysa: Shinni Saddex Ruux Waxyeelaysay

0
57 views

Hargeysa: Shinni Saddex Ruux Waxyeelaysay

Magaalada Hargeysa guri ku yaalla waxa maanta ku habsatay shinni gadoodsan oo dhaawacday saddex qof sida ay sheegeen ciidamada dab damiska oo gurmad ka galay dhacdadan.

Ciidamada dabdamiska ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in shinnida la fadhiisiyo, islamarkaana laga soo saaro guriga.

Halkan ka daawo Warbixinta Shinnida gadooday

 

Sayruuqnews

Contact@sayruuq.com

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.