Hargeysa: Dhalinyaro Laga Soo Celiyay Liibiya Oo Sujuud La Daatay

0
505 views
Hargeysa: Dhalinyaro Laga Soo Celiyay Liibiya Oo Sujuud La Daatay

Hargeysa: Dhalinyaro Laga Soo Celiyay Liibiya Oo Sujuud La Daatay

Hargeysa(Sayruuq) Dhalinyaro reer Somaliland ah oo laga soo celiyay dalka Liibiya ayaa lagu soo dhaweeyay madaarka Hargeysa kadib markii ay hay’adda socdaalka dunida ee IOM ka shaqaysay soo celintooda.

Dhallinyaradan oo tahriibay ayaa markii ay diyaaradda ka soo dageen muujiyay sida ay ugu boholyoobeen ciiddooda iyaga oo dhunkanaya kuna sujuudaya, islamarkaana si kalgacalle ula dhaqmaya dadka soo dhaweynayay.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.