Hargeysa: Afar Ciyaal Ah Oo Walaalo Ah Oo Dab Ku Dhintay .

0
3 views

Hargaysa (Sayruuq) Waxaa saaka dabqabsaday guri kuyaala magaalada Hargaysa gaar ahaan xaafada Ibraahim Koodbuur.

Dabkan ayaa waxaa kudhintay afar ciyaala oo walaalo ah halka hooyadoodna uu dabkaasi ka soo gaadhay dhaawac, sdia uu sheegay taliyaha ciidanka dabdamiska Somaliland Axmed Maxamed Sawaaxili.

Guriga dabku qabsaday ayaa ahaa guri jiingad ah, sababtii dabka dhalisayna wali lama cadayn.

Warkan oo faahfaahsan Kala Soco Haddii ALLA Yidhaa Sayruuq.com.

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here