Hambalyo Meher Wacan

0
430 views

Hambalyo Meher Wacan
Hooyo Saado Ismaacil Axmed, Eedo Amran Muxumed Xarbi,Abtiyo Axmed Ismaacil Axmed Nafiisa Yuusuf Muxumed, Nasrin Yuusuf Muxumed, Naafac Yuusuf Muxumed iyo xaaskiisa shukri siciid cartan, Yuusuf Naafac yuusuf, Najiib Yuusuf Muxumed iyo xaaskiisa Huda Cumar Qaasali, Nicima Yuusuf Muxumed, Hodan Yuusuf Muxumed, Nasir Yuusuf Muxumed Sabrin Yuusuf Muxumed, Najax Aadan Yuusuf (Cunaye ) Salah Cabdilaahi Aadan, Axmed Cabdi Xirse (Gaadhhaye), cismaan Maxamed cali, Nageeyi Maxamed Xasan, Mukhtar Xuseen Heetiye (Danny), Dr Maxamed Mahad Muxumed, Ridwan Axmed Maxamuud Axmed Cali Askar , DHamaan ddkani waxaa ay hambalyo u dirayan
Mudane MAXAMED AMIIN YASIIN AW MAXAMED
Iyo
Marwadiisa NASRIN CABDI XIRSE
Oo taariikhdu marka ahayd 18/08/2018 meherkuudu ka qabsoomay Magaalada Hargeysa, waxaa ay leyihiin ducadee Rasuulka Barakalahu Laha wa Baraka Calayka wa Jama Baynakuma Bil khayr aw fil khayr……AMiin ……Amiin


Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.