Hambalyo Meher: Cabdillaahi Duraan Cabdillaahi

0
367 views
Hambalyo Meher: Cabdillaahi Duraan Cabdillaahi

Hambalyo Meher: Cabdillaahi Duraan Cabdillaahi
Dibite Cabdoo Ciise iyo Ex Badhasaab Maxamed Muuse Bucul (Buuni) waxay hambalyo meher wacan u dirayaan Cabdillaahi Duraan Cabdillaahi iyo Marwadiisa cusub oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa.

Waxay reerka cusub ugu ducaynayaan in ay ubad khayr leh kala helaan nolol badhaadhe lehna ku naaloodan

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.