“Haddaanu Dhulbahante Nahay Somaliland Nalaguma Khasbin,” Ex Wasiir Casoowe

0
823 views
“Haddaanu Dhulbahante Nahay Somaliland Nalaguma Khasbin,” Ex Wasiir Casoowe

“Haddaanu Dhulbahante Nahay Somaliland Nalaguma Khasbin,” Ex Wasiir Casoowe

Hargeysa(Sayruuq)Wasiirkii hore wasaaradda cadaalada xukuumaddii madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Axmed Cali (Casoowe) ayaa sheegay in aan ka beel ahaan lagu khasbin Somalilandnimad ee sidii dadkii kale u rabeen ay iyaguna u rabeen.

Wasiir Casoowe isaga oo ugu horeyn arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Beesha aan ka soo jeedo ee Dhulbahante dadbaa yidhaaha Somalilandnimadu dhab kama aha, waxaan cadeynayaa Burco ninkii joogeybaa joogey ee nalaguma qasbin Somaliland-ta, Somalilandnimada sidii dadkii kale u rabeen ayaanu u rabnay amase si ka sii fog, beeshan Dhulbahantena iyada ayaa Somaliland dooratay oo cid ku khasabtay ma jirto.”

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here