Hadalka Suldaan Maxamed Oo Raalli Gelin laga Bixiyay

0
154 views
Hadalka Suldaan Maxamed Oo Raalli Gelin laga Bixiyay

Hadalka Suldaan Maxamed Oo Raalli Gelin laga Bixiyay

Odayaal ka soo jeeda koonfurta bariga Hargeysa ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal shalay ka soo yeedhay suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. odayaashan ka soo jeeda beesha Suldaanka guud ayaa sidoo kale qaadacay shirweynaha beelaha Garxajis waxaanay baaq nabadeed u direen beelaha Ceelafweyn ku dagaallamay.

Shirweynaha Beelaha Garxajis Oo La Cayimay

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.