Guddoomiye Jawaari Oo Iscasilay

0
Guddoomiye Jawaari Oo Iscasilay

Guddoomiye Jawaari Oo Iscasilay

Guddoomiyihii baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa la sheegay in uu iscasilay. baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo akhriyay warqad lagu ogaysiiyay in Jawaari go’aansaday in uu iscasilo noqdana xildhibaan ka tirsan golaha.

Dhinaca Jawaari wax war ah kama soo bixin laakiin, kulan ilaa xalay u socday Jawaari iyo Farmaajo ayaa la sheegay in natiijadiisu noqotay in lagu qanciyo in uu iscasilo.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.