Guddoomiye Cirro ka Hadlay Xildhibaano Jidh-dil loo geystay iyo Kuwa La Xidhxidhay .

0
105 views

Hargeysa(Sayruuq)-Guddoomiye Cirro ka Hadlay Xildhibaano Jidh-dil loo geystay iyo Kuwa La Xidhxidhay .
cirro oo warbaahinta kula hadlay barxada hore ee guriga baarlamaanka somaliland ayaa sheegay in aanu aheyn waraaqaha labbada gole la soo hordhigay qaar heeshiis iyo wax u dhowna ah ,sido kalena waxaa uu ka hadlay xildhibaano lagu jidh dilay markay ka soo horjeesteen waraqaahis iyo kuwa xabsiga la dhigay .daawaasho wacan

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here