Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Agaasimihii Star Tv.

0
75

Hargeysa(Sayruuq)-Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay xadhig ay xukuumadda Somaliland kula kacday mulkiilaha telefishanka Universal iyo agaasimaha telefishanka Star Maxamed Baashe Xaaji Xasan

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.