Guddoomiyaha SOLJA Oo Ka Hadlay Falkii Shalay Warbaahinta Lagaga Hor Istaagay Madaxweyne Muuse

0
159 views

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa shalay ka dhoofay garoonka diyaaradaha Hargeysa isaga oo aan la hadal warbaahinta. Madaxweynaha ayaa laga qariyay saxaafadda madaxa bannaan oo garoonka joogtay waxaana muuqaal guud ka soo duubay wariyeyaashiisa gaarka ah

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.