Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Itoobiya Oo Haweenay Loo Magacaabay

0
94 views
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Itoobiya Oo Haweenay Loo Magacaabay

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Itoobiya Oo Haweenay Loo Magacaabay
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ansixiyay guddoomiyaha Maxkamadda ugu saraysa Itoobiya. Meaza Ashanafi oo ah haweenay caan ku ah u doodida xuquuqda haweenka kana soo shaqaysay Qaramada Midoobay ayuu Dr Abiy u magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare.
Magacaabista ayaa qayb ka ah dadaallada uu kor ugu soo qaadayo haweenka Dr Abiy iyada oo dhawaan markii u horaysay madaxweynaha Itoobiya ay noqotay haweenay waana markii u horaysay oo jagooyin sare ay haweenku qabtaan dalkaasi iyada oo golaha wasiirrada kala badh laga dhigay haween.


Sahlework Zewde Oo Noqotay Madaxweynaha Itoobiya

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.