Golaha Wakiillada Oo Mooshin U Codeeyay

0
614 views
Golaha Wakiillada Oo Mooshin U Codeeyay

Golaha Wakiillada Oo Mooshin U Codeeyay

Golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta u codeeyay mooshin muddooyinkii u dambeeyay horyaallay golaha. Mudaneyaal ka tirsan ayaa golaha soo hordhigay mooshin ku saabsan hoos loo dhigo tirada xildhibaannada xilka ka qaadi kara maayarrada Somaliland oo hore u ahayd mid saraysay. Dood mudaneyaashu muddo ka lahaayeen kadib.

Waxay ansixiyeen wax ka bedelka lagu sameeyay xeerka wax ka bedelka oo ahaa in kala badh iyo hal cod xilka lagaga qaadi karo maayarrada halka ay markii hore saddex meelood laba meelood ka qaadi karaysay maayarka laakiin, kala badh iyo hal cod laga dhigay.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.