Golaha Wakiilada Somaliland oo saaka ansixiyay hormadii koowaad ee golaha wasiirada Somaliland.

0
290 views

Hargeysa(Sayruuq)-Fadhiga golaha wakiilada oo ay saaka ka soo xaadireen 61 xildhibaan ayaa cod gacan taag ah loogu codeeyay wasiirada taas oo wasiir walba markiisa gacanta loogu taagayay inta ogol iyo inta diidanba.
Golaha wasiirada Somaliland ee saaka la ansixiyay ayaa ka koobnaa toban Wasiir iyo laba wasiir ku-xigeen.
Waxaanay kala ahaayeen wasiirada iyo wasiir ku-xigeenada saaka la ansixiyay sidan:-
Wasiirka Beeraha Axmed Muumin Seed
Wasiirka Boostada & Isgaadhsinta Dr. Cabdiwali Sheikh Cabdillahi Jibril
Wasiirka Howlaha Guud Cabdirashid Xaaji Ducaale
Wasiirka Arimaha Bulshada Hinda Jaamac
Wasiirka Diinta & Awqaafta Sheikh Khalil Axmed
Wasiirka Biyaha Saleeban Yusuf Cali Koore
Wasiirka Caafimadka Dr. Xasan Ismacil Yusuf Warsame
Wasiirka Xananada Xoolaha & Kaluumeysiga Xasan Gaafadhi
Wasiirka Horumarinta Maaliyada Yusuf Maxamed Cabdi Raage
Wasiirka Waxbarashada Yaasin Xaaji Maxmuud Xiir “Faratoon”
Wasiir ku-xigeenka wasaaradaas, Maxamed Muuse Abees
Wasiir ku-xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga Yurub Abiib

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.