Golaha Guurtida Oo La Isugu Yeedhay

0
“Wixi Danta Umaddu Ku Jirto Ayaanu Qaadanaynaa”

Golaha Guurtida Oo La Isugu Yeedhay
Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland Cabdirisaaq Aadan Beegsi ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay waxa uu isugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn oo goluhu yeelan doono maalinta Sabtida ee soo socota. Waxa uu iftiimiyay in fadhigaasi yahay jawaabta warqad ka timid madaxweynaha Somaliland.

Madaxweynaha ayaa golaha soo gaadhsiiyay warqad uu ku waydiisanayo in ay muddo kordhin u sameeyaan goleyaasha baarlamaanka iyo degaanka oo aan la ogayn goorta ay dhici doonto maaddaama guddida doorashadu sheegtay in aanay qaban karayn horraanta sanadkan. Dhawaan waxa uu xisbiga WADDANI sheegay in ay xukumaddu ku hawlan tahay sidii muddo laba sanno ah loogu kordhin lahaa.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.