Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Kiiskii Wargeyska Haatuf Oo Uu Laalay

0
150 views

Hargeysa(Sayruuq)- Wargeyska Haatufo oo la xiyiray horaantii sannadkii 2014 ayaa dacawad uu maxkamada gobalka Maroodijeex uu ka furtay ku soo dacwadooday in muddii u xidhnaa magdhow ay ka soo siiso dawladda somaliland ,Garyaqaanka Guud ee Qaranka somaliland Md Cabdisamad Omar Maal oo Muuqbaahiyaha HCTV la hadlay ayaa sheegay in ay garan waayeen cidii ay wargeyska ka difaaci lahaayeen taaso aanu si cad u sheegeen ayuu yidhi Garyaqaanku cidda sida tooska ah ay u soo dacwadeeyeen isagoo arrintaasi ka hadlaayaan hoos ka daawo:

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.