“Gacmo Badan Baa Berbera Ku Jira,” Suldaan Cali

0
402 views
“Gacmo Badan Baa Berbera Ku Jira,” Suldaan Cali

“Gacmo Badan Baa Berbera Ku Jira,” Suldaan Cali
Hargeysa(Sayruuq) Suldaan Cali Maxamed Cabdiraxmaan oo ka mid ah madaxda dhaqanka gobolka Saaxil ayaa sheegay in gacmo badan ku jiraan gobolka Saaxil waxaanu ka soo horjeestay 5 buurood oo uu sheegay in xukumaddu dad gaar ah siisay.
Waxa uu sheegay in dalku fadhiyo, islamarkaana ay la fadhiyaan wasiirrada madaxweyne Biixi shaqada u dirtay oo ah kuwo aan shaqadooda ka adkayn waxaanu ugu baaqay in uu ka shaqaysiiyo wasiirrada.

Sayruuqnews
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.