Gaas Oo Raalli Gelin ka Bixiyay Hadalkiisii Badhan

0
320 views
Gaas Oo Raalli Gelin ka Bixiyay Hadalkiisii Badhan

Gaas Oo Raalli Gelin ka Bixiyay Hadalkiisii Badhan
Afhayeenka madaxweynaha Puntland ayaa raalli gelin ka bixiyay hadal Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ka jeediyay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag todobaadkii hore kaas oo ay deelqaaf u arkeen bulshada degaanno uu magacaabay waxaana la raalli geliyay maamulka iyo bulshada Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo dhawaan kaga hadlayay magaalada Badhan maleeshiyaadka Alshabaab ee Galgala ku jira ayaa sheegay in aanay suuro gal ahayn in wiilal dacas xidhan oo ka yimid Xudur, Diinsoor iyo Buurxakaba ku xukumaan dhulkooda. Hadalkaasi ayay dhibsadeen bulshada ka u dhalatay degaannada uu magacaabay mr Gaas.
Gaas Oo Raalli Gelin ka Bixiyay Hadalkiisii Badhan

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.