Faysal Cali Waraabe Oo Sharraxay Cidda Soo Xushay Musharrax Xigeenkiisa Iyo Sababta Baashe Cali Jaamac U Cudur Daartay

0
67 views

Hargeysa(Sayruuq) Musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sharraxaad ka bixiyay cidda u soo xushay musharraxiisa madaxweyne xigeen iyo sababta wasiirkii hore ee biyaha Baashe Cali Jaamac jagadaas uga baaqday. Waxa kale oo uu sharraxay qorshihiisa xigga buuxinta jagooyinkii ka bannaana hoggaanka xisbigiisa

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.