Farmaajo Oo Noqday Madaxweynaha Cusub ee Somalia

0
98 views

Moqdisho (Sayruuq):- Waxaa Hada si si rasmi u shaaciyey in uu tanaasulay madaxweynihii hore

ee dalka Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa mid ka mid ahaa labadii musharax ee isku soo hadhey wareegii ugu danbeeyey doorashada Somaliya

Musharax Xassan Sheekh Maxamuud Waxaa uu shaaciyey in uu u tanaasulay isla markaana aanu galeen wareega ugu danbeeya ee doorashada madaxweynaha SOmaliya isla markaana uu sidaasi madaxweynaha cusub ee dalka SOmaliya uu noqon doono musharaxii la tartamaayey oo ahaa Musharax Maxamed Cabdilaahi Farmaajo

Muuqaalka Warkan Goor Dhaw Naga Filo

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.