Fannaanadii Sahra Axmed Jaamac Oo Geeriyootay

0
581 views
Fannaanadii Sahra Axmed Jaamac Oo Geeriyootay

Fannaanadii Sahra Axmed Jaamac Oo Geeriyootay

Alle ha u naxariistee waxa saaka magaalada Hargeysa ku geeriyootay fannaanada caanka ka ahayd gayiga Soomaaliyeed ee Sahra Axmed Jaamac. Marxuumadda ayaa todobaadadii u dambeeyay u jiiftay cisbitaalka Gargaar ee Hargeysa xaalad caafimaad.

Geerida Sahra waxa Sayruuqnews u xaqiijiyay hawl wadeennada cisbitaalka.

Digtoor Saleebaan oo markii dhakhtarka la dhigay ka hadlayay xaaladeeda caafimaad ayaa xanuunkeeda ku sheegay nabad ka soo baxay.

Bahda Sayruuqnews waxay Marxuumadda Alle uga baryayaan in uu jannadiisa ku casuumo ehelka, Bahda fanka iyo guud ahaan bulshada Soomaalida Samir iyo imaan ka siiyo.

Taariikhdii Sahra Axmed

 

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.