Falanqayn: Sanad Guurada Khilaafka Khaliijka & Saamaynta Somalia

0
426 views
Falanqayn: Sanad Guurada Khilaafka Khaliijka & Saamaynta Somalia

Falanqayn: Sanad Guurada Khilaafka Khaliijka & Saamaynta Somalia

Hargeysa(Sayruuq) Toddobaadka dambe ayey ku buuxdaa sannad markii waddamada Sucuudiga, Baxrayn, Imaaraadka iyo Masar ay cunaqabatayn go’doomin kusoo rogeen dalka Qadar iyaga oo ku eedaynaya in waddankaasi uu taageero argagixisada.

Qadar ayaa iyadu beenisay eedayntaasi. Waxay kaloo diiday dalabaad uga yimid waddamada ay deriska yihiin oo ahaa inay xirto telefiishanka Al-Jazeera.

Dhinaca kale, khilaafka siyaasadeed ee gacanka waxa uu si weyn u saameeyey waddamo ay Soomaaliya ka mid tahay. Maxamed Cabdi Xasan oo VOA ka mid ah ayaa arrrimahan ka waraystay Maxamed Cali Biixi oo ah Saxafi ku nool magaalada Riyadh ee dalka Sacuudi Careebiya.

Source: VOASomali

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.