Faallo: Waxaa lumay isu-dheelitirkii.

0
207 views
Somaliland Oo Ka Falcelinaysa Socdaalka Gaas

Faallo:Waxaa lumay isu-dheelitirkii.

1: Markii u horeysay ee Somaliland Madaxweyne u magcaabo Wasaaradda maaliyada qoyskiisa.

2: Waxaa Samaysmay hal shabakad oo isku feeraariyey wasaaradihii shaqadu kasocotay, kuwaasi oo kala ah, Wasaaraddaha Maaliyada, waxbarashada, Caafimaadka, maaliyada iyo Shaqadiyo arrimaha bulshada, Bangiga dhexe iyo Madaxtooyada Toddobadaasiba waxaa madaxweynuhu agaasimyaasha guud uga dhigay 7 wiil oo uu adeer u yahay.

Xilka wasiirnimo waa boos siyaasiya hase ahaatee waxaa layaab ah in Madaxweynuhu ogolaaday in cidii mashaariicda soo Qorshaynaysay, Kuwii Dhaqaalaha bixinayey iyo meelihii lagu bixinayey oo ah waxbarashada, Caafimaadka iyo shaqaalahaba uu wiilashiisi u magcaabo.
Suxufi Cabdirisaaq Terra

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.