Eng Faysal Oo Sheegay In Farmaajo Iyo Khayre Xilka Laga Tuurayo & Cidda Loo Dhiibayo

0
777 views
Eng Faysal Oo Sheegay In Farmaajo Iyo Khayre Xilka Laga Tuurayo & Cidda Loo Dhiibayo

Eng Faysal Oo Sheegay In Farmaajo Iyo Khayre Xilka Laga Tuurayo & Cidda Loo Dhiibayo

Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegaya in Somaliland qayb ka noqonayso dadaallo xilka lagaga tuurayo madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo ra’isal wasaarihiisa Xasan Cali Khayre. Waxa uu sheegay in faro gelintaas midhaheedu noqonayo in talada loo dhiibo dad ay ururkii SNM soo wada halgameen. Waxa uu sidaas ka sheegay kulan jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadku qabatay.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here