Eng Faysal Oo Ka Sharraxay Hadalka Imaaraadka, Kana Hadlay Xadhigga Naciima Iyo Buurmadow

0
1,800 views

Eng Faysal Oo Ka Sharraxay Hadalka Imaaraadka, Kana Hadlay Xadhigga Naciima Iyo Buurmadow

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo waraysi siinayay idaacadda Kulmiye oo fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa sheegay in hadalka wasiirru-dawlaha Imaaraadku yahay mid sax ah “Wasiirka imaaraadku waa runtiisa oo Soomaaliya hal dal ayay u yaqaannaan oo Qaramada Midoobay ayaa u taqaanna hal dal ma ceeb baa? Haddaanu nahay laba dal may na ictiraafaan oo safaarado aan furanno,” Sidaas ayuu yidhi Eng Faysal.

Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu taageero u muujiyay xadhigga Naciimo Abwaan Qorane iyo Boqor Buurmadow. Waxa uu sheegay in ciddii khalad gashaba la xidhayo waxaanu si kulul ula doodayay wariyaha su’aalaha waydiinayay isaga oo eedo ba’an u jeedinaya Soomaaliya.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.