Eng Faysal Oo Ka Hadlay Doorashada Deni

0
122 views

Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo la hadlay HCTV ayaa hanbalyo u diray madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

Faysal, ayaa sheegay in Deni ay yihiin saaxiibo dhaw uuna rajaynayo in Puntland u horseedo horumar iyo Nabad.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.