Eng Faysal Iyo Qalbi Dhagax Oo Wada Hadal Yeeshay

0
224 views
Eng Faysal Iyo Qalbi Dhagax Oo Wada Hadal Yeeshay

Eng Faysal Iyo Qalbi Dhagax Oo Wada Hadal Yeeshay
Nairobi(Sayruuq) Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kulan la qaatay Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah saraakiisha ururka ONLF.
Kulanka oo la sheegay in uu saacado badan qaatay wax war ah lagama soo saarin waxaanu ka dhacay caasimadda Kenya ee Nairobi.
Eng Faysal Cali Waraabe ayaa hore u sheegay in uu Qalbi Dhagax ku casuumi doono caasimadda Somaliland ee Hargeysa lamana oga in uu marti qaadka u fidiyay kulankoodan.
Eng Faysal Iyo Qalbi Dhagax Oo Wada Hadal Yeeshay
Qalbi Dhagax ayaa taageero balaadhan ka helay umadda Soomaalida markii sanadkii hore xukumadda Muqdisho u gacan galisay dawladda Itoobiya laakiin, ra’isal wasaaraha cusub ayaa soo daayay.
Sayruuqnews
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.