Ehelada Wasiir Guri Barwaaqo Oo Weeraray Xildhibaan Riyo

0
907 views
Ehelada Wasiir Guri Barwaaqo Oo Weeraray Xildhibaan Riyo

Ehelada Wasiir Guri Barwaaqo Oo Weeraray Xildhibaan Riyo

Xildhibaan Jaamac Riyo oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland waxa uu sheegay in laba nin bakoorad la dhaceen isaga oo fadhiya meherad Hargeysa ku taalla. Nimanka ayaa ka cadhaysna sida uu sheegay hadal uu ka yidhi weedho dumarka ka cadhaysiiyay oo ku qoran buugga wasiir Guri Barwaaqo hase ahaatee niman kale oo u gurmaday ayaa markii la wada xidhay waxay dhammaan noqdeen beesha Sacad Muuse taas oo keentay in uu dhammaan cafiyo.

Xildhibaan Riyo wuxuu si weyn uga cadhooday xildhibaan ay wasiir Guri Barwaaqo isku reer yihiin oo wax ka sheegay qoyska Jaamac Riyo. Xildhibaankaas ayaa doodiisu ahayd in ay munaafaqad tahay ka hadalka arrinta buugga Guri Barwaaqo ee xildhibaan Riyo iyo Nacnac oo ah beesha Arab.

 

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here