Dr Sacad Oo Ka Jawaabay In Ruushka Saldhig La Siiyay

0
1,022 views
“Ilaa hadda 90 milyan oo dollar weeye, laakiin waxay ku xidhantahay xaaladaha oo isbedeli karia.” Wasiir Sacad

Wasiir Sacad Oo Ka Jawaabay In Ruushka Saldhig La Siiyay

Maalmihii u dambeeyay warbaahinta Ingiriisida wax ku qorta ee Somaliland iyo fagaareyaal siyaasadda caalamka falanqeeya ayaa ka faalloonayay in dawladda Ruushku doonayso in Saldhig Militari ay ka yagleelato magaalada Saylac ee galbeedka Somaliland, taas oo ay siisanayso citiraaf ay Somaliland siiso iyo maalgashiga shidaalka Somaliland.

 

Arrintaasi waxa wax laga waydiiyay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire waxaanu beeniyay in ruushku Somaliland waydiistay Saldhig Militari “Runtii waan arkay warbixinaha la wareejinayay laakiin, wax ka jira arrinkaas oo aan ka ogahay anigu ma jiraan. Kal hore wuu noo yidhi(Safiirka Jabuuti ee ruushku) laakiin, arrinka cidi iskama arag, dalab inoomay soo gudbin, wada hadal arrinka ku saabsan oo inoo socdaana ma jiro,” Sidaas ayuu yidhi wasiir Sacad.

Source:Halkan ka daawo muuqaalka waraysiga wasiirka

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.