Dr Cali Khaliif Oo Socdaal Ku Maraya Gobolka Sool

0
38 views

Dr Cali Khaliif oo socdaal ku maraya Gobolka Sool ayaa shalay maray degaanno ku yaalla koonfurta Laascaanood isaga oo ka soo kicitimay magaalada Buuhoodle. Hoggaamiyaha Khaatumo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Kalabaydh oo Koonfur ka xigta magaalada Laascaanood.

Socdaalkiisa ayaa la rumaysan yahay in uu la xidhiidho is xogwaraysiga bulshada ee heshiiskii Somaliland iyo khaatumo iyo xiisadda ka taaggan Somaliland iyo Soomaaliya.

Halkan ka daawo muuqaalka warkaas

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.