Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Loo Aqoonsaday Shakhsiga Sanadka 2017

0
66 views
Dr Cirro

Hargeysa(Sayruuq) Warbaahinta Hiiraanonline ayaa shakhsiga 2017 u aqoonsatay Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) guddoomiyaha xisbiga Waddani. Warbaahintan ayaa sanad walba aqoonsata shakhsi loo arko in uu wax la taaban karo sameeyay.

Hay’addan warbaahineed ayaa sheegtay in Dr Cirro lagu aqoonsaday go’aankii uu ku aqbalay natiijadii doorashada madaxtooyada Somaliland isaga oo qaba tabasho ah in lagu shubtay. guddida tifaftirka ayaa isku raacay in aqoonsigaasi la siiyo Dr Cabdiraxmaan Cirro.

Halkan Ka Dheeho warbixintan Hol

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.