Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Gobolka Awdal U Socdaalay

0
115 views
Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Gobolka Awdal U Socdaalay
Dr Cirro oo bulshada Dila la hadlaya

Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Gobolka Awdal U Socdaalay

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo kuxigeenkiisa Amb Maxamed Cali Aw Cabdi oo ay masuuliyiin kale weheliyaan ayaa u baxay gobolka Awdal. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay socdaalka hoggaanka Waddani laakiin, xogaha Sayruuqnews ka helayso ayaa sheegaya in uu guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro u soo mahadcelinayo bulshadii codka siisay doorashadii 13 November.

War Hore Oo La Xidhiidha Warkan

guddoomiyem cabdiraxmaan cirro oo sharraxay kulankii shalay ee madaxweyne muuse

Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa galabta goob fagaare ah kula hadlay bulshada degmada Dila oo uu uga mahadceliyay codkii ay siiyeen doorashadii 13. Dr Cirro ayaa la filaya in marka uu ka soo lug baxo galbeedka u socdaali doono gobollada Bariga sida gobolka Sool oo uu helay aqlabiyadda codka bulshada doorashadii la soo dhaafay

Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Gobolka Awdal U Socdaalay
Soo dhaweyntii Dr Cirro

Source

Sayruuqnews

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.