Dr Adna Oo Shahaado Sare La Guddoonsiiyay

0
60
Dr Adna Oo Shahaado Sare La Guddoonsiiyay

Dr Adna Oo Shahaado Sare La Guddoonsiiyay
Jaamacadda South Bank University ee magaalada London qaybteeda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ayaa shahaadada sare ee Doctorate (Honorary Doctorate) ku maamuustay Dr Adna Aadan Ismaaciil oo hore u noqotay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland.

Drs Adna ayaa lagu maamuusay doorkeeda shaqooyinka bani’aadanimo iyo waxbarashada caafimaadka. Adna ayaa maamusha Cisbitaal iyo Jaamacad hawlaha caafimaadka ka shaqeeya oo magaalada Hargeysa ku yaalla.


Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.