Dowladda Vs Wadada Balaygubadle

0

Dowladda Vs Wadada Balaygubadle

Dawlada Somaliland hadii aanay diyaar u ahayn in wadada baligubadle ay wax ka qabato oo miisaniyada ku darto, waxaa dadka deegaankaa kasoo jeeda la gudboon in ay dhaqaale u raadsadaan jihooyin kale oo uga dhaga nuglaan kara xukuumadatan dhagaha ka furaysatay.

Qaran kuma dhismi karo in deegaana raadiyo halkii umusha uu marsan lahaa qaarna badhya shubka loogu daro.

Wali waxaa sii xoogaysanaysa siyaasadii kala korinta shacabka.

Caqliga ma gasho in siyaasadii somalia 1980’s la ii bahala geliyo anigoo aan wali dhadhamin cadaalad iyo wanaag dhaama

Waxaase taariikhdu sugtaa in gadgadoonka wakhtiga uu soo dadajiyo cadaalad daradu.

Mar hadii wadada kula gudboon aad waydo waxaa haboon samir, hadii samirku ceeb dhalo waxaa haboon sugida wakhtiga hadii sugidu kuula baxdo magac dibu dhac , waxaa haboon in aad ka gilgilato ilaa inta garawshuu midoobayo.

Halka aan mujtamac ahaan joogno waxaan u dhaafayaa macaamiisha FB
Cabdiraxmaan Cali Xeef

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.